MKX Carrabey: “Aniga iyo Madaxweyne Xaaf khilaafkii naga dhexeeyey wuu dhaamanaya mar dhow” (dhegayso)

HomeWararka

MKX Carrabey: “Aniga iyo Madaxweyne Xaaf khilaafkii naga dhexeeyey wuu dhaamanaya mar dhow” (dhegayso)

Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Galmudug oo weli ku sugan Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay halka ay marayaan Wadahadaladii lagu d

Hooyo Umushay 10 habeen ka hor oo ka qayb ah Imtaxaankaa Shahaadiga ah ee Puntland
Eng Abshir Muuse oo ka mid ahaa aasaasayaashii Puntland oo London ku geeriyooday
Madaxweynaha Galmudug: “Doorasho Puntland iyo Jubbaland ka maqan yihiin ama ka hareen meel lagu sheegay…”

Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Galmudug oo weli ku sugan Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay halka ay marayaan Wadahadaladii lagu dhexdhexaadinayey madaxda is khilaafsan ee Galmudug.

Maxamed Xaashi Carrabey ayaa waxa uu sheegay in wahadaladaas ay garwadeen ka tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), isla markaana intiisa badan khilaafkii jiray la xaliyey inta harsana la dhameystiri doono.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: