Ansixinta miisaaniyada Puntland iyo hoos-u-dhac miisaaniyad (dhegayso)

HomeWararka

Ansixinta miisaaniyada Puntland iyo hoos-u-dhac miisaaniyad (dhegayso)

Guddiga dhaqaalaha Baarlamanaka Puntland oo maanta baarlamaanka horgeeyey warbixin ku saabsan miisaaniyada dalka ayaa sheegay in ay jirto hoos-u-dhac weyn oo miisaaniyadeed, kana ballaaran kii sannadkii hore la ansixiyey. Warbixinta ansixinta miisaaniyada Dawladda Puntland ee sannadka 2017-2018 waxaa inoo haya Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b85ef1502010032b8cadba9/Warbxinta+Ansixinta+Miisaaniyada+Dawlada+By+cXakiin+Xusein.mp3

Wufuud uu kamid yahay Madaxweynaha Jabuuti oo kusoo wajahan Muqdisho
Imaam Rashiid: “Xaaladda gobalka Gedo way kasoo daraysa”
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Farriin u Diray Saraakiisha Ciidanka

Guddiga dhaqaalaha Baarlamanaka Puntland oo maanta baarlamaanka horgeeyey warbixin ku saabsan miisaaniyada dalka ayaa sheegay in ay jirto hoos-u-dhac weyn oo miisaaniyadeed, kana ballaaran kii sannadkii hore la ansixiyey.

Warbixinta ansixinta miisaaniyada Dawladda Puntland ee sannadka 2017-2018 waxaa inoo haya Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: