Faa’iidada ku jirta in la helo iskaashato ay ku midaysanyihiin Beeralayda Timirta Puntland – Warbixintii 10aad (dhegayso)

HomeWararka

Faa’iidada ku jirta in la helo iskaashato ay ku midaysanyihiin Beeralayda Timirta Puntland – Warbixintii 10aad (dhegayso)

Dhegaystayaal ku soo dhawaada Warbixintii 10-aad ee waxsoosaarka timirta Puntland oo aan maanta ku falaanqeynayno Muhiimada ay leedahay  in beeraha ti

Rooble oo kulan la qaatay Madaxda dalka Masar
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Muqdisho: Maalinta Qaaxadda Aduunka oo la xusay & Masuuliyiin ka qayb gashay

Dhegaystayaal ku soo dhawaada Warbixintii 10-aad ee waxsoosaarka timirta Puntland oo aan maanta ku falaanqeynayno Muhiimada ay leedahay  in beeraha timirta Puntland ay helaan iskaashato ay ku midaysan yihiin.

Barnaamijka maanta waxaa mar kale marti noogu ah maamul iyo maaliyad yaqaan Dauud Dahir. Dauud waxa uu ka qalinjabiyey Jaamacadda Lincoln, kana qaatay Masters Bangiyada iyo maareynta maalka, hadana waa xubin ka tirsan xafiiska xisaabaadka iyo maareynta maalka ee AMAL Bank, faraca Garoowe.

Warbixinta 10-aad ee timirta waxaa soo jeedinaya wariye Xasan Heykal oo ka tirsan bahda Daljir Bossaaso.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0