Toogasho kadhacday gobolka Florida ee Mareykanka

HomeWararka

Toogasho kadhacday gobolka Florida ee Mareykanka

Mid ka mid ah ka qaybgalayaasha goob lagu madadaasho, laguna cayaaro cayaaraha Game-ka ayaa toogasho ku dilay laba ruux, kahor inta uu naftiisa dilin,

Warka Arooryo iyo Jaamac cRaxmaan Faandhe, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
“Baarlamaan ama Wasiirada Federalka dhamaan Hay’adahas hadda wax jira maaha,”

Mid ka mid ah ka qaybgalayaasha goob lagu madadaasho, laguna cayaaro cayaaraha Game-ka ayaa toogasho ku dilay laba ruux, kahor inta uu naftiisa dilin, sida ay sheegeen booliska.

Dilaaga ayaa lagu sheegay magaciisa David Katz oo  24 jir ah, kana soo jeeda Baltimore, isagoona falkaasi u adeegsaday qori uu watay.

Weerarkan ayaa waxaa ku dhaawacmay tiro ka mid ah dadkii goobta joogay, Jacksonville  goobta weerarka uu kadhacay ayaa ka kooban dukaamaysi iyo madadaalo.

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya Katz ninka weerarka gaystay inuu ka carooday cayaar laga guulaystay koox uu taageerayay.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: