Xildhibaan Nuradiin cabdirashiid oo ka hadlay sababta mooshinka DP Word (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Nuradiin cabdirashiid oo ka hadlay sababta mooshinka DP Word (dhegayso)

Dhawaan Xildhibaano ka tirsan Barlamaaka dowladda Puntland waxay mooshin kaso gudbiyeen shirkadda laga leeyanhay dalka Imaaradka Carabka ee DP Word oo

Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)
Musharrax Madaxweyne Saynab Cilmi (Shamhaad) iyo xalladda cusub ee siyaasadeed ee Puntland
“Wixii Madaafiic kusoo dhacay #Laascaanood waxay ka go’antahay Burco, Hargeysa IYO BERBARA,

Dhawaan Xildhibaano ka tirsan Barlamaaka dowladda Puntland waxay mooshin kaso gudbiyeen shirkadda laga leeyanhay dalka Imaaradka Carabka ee DP Word oo ay shegeen in ay ku fashilantay Heshiiskii ay la gashay Dowladda Puntland ee Dekadda Boosaaso.

Xildhibaan Nuuradiin Cabdirashiid oo kamid ah Xildhibaanadii soo gudbiyaay Mooshinka ayaa Radio daljir uga waramay sababta ku dhalisay gudbinta mooshinkaas iyo dal daloolada u muuqday .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: