Gabdhaha Qurba joogta Puntland oo Daljir uga waramay waxqabadkooda (dhegayso)

Gabdhaha Qurba joogta Puntland oo Daljir uga waramay waxqabadkooda (dhegayso)

Qurba joogta Puntland ee dalka dibadiisa ku sugan waa kuwo marar baddan ka qayb qaata Horumaradda dalka iyo mashaaricda kala duwan ee Guddaha Puntland kasocda ,kuwaas oo aad lagu amaanay siday ugu diyaarsanyihiin hormarinta dhul udug.

Mulki Cabdisamad Xuseen oo ah Wakiilka Jaaliyadda Puntland ee Waqooyiga Maraykanka waxay Caawa Radio daljir uga waranatay kaalinta ay kuleeyihiin siyaasadda Dalka iyo waxqabadka Muuqda ee ay u qabtaan dhulka ay kasoo jeedan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com