Wasiirka Ganacsiga Maareeye oo shaki geliyay midabka saxd ahaa ee calanka Soomaaliya (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Ganacsiga Maareeye oo shaki geliyay midabka saxd ahaa ee calanka Soomaaliya (dhegayso)

Wasiirka ganacsiga ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxaa uu sheegay inuu hadda jirin midabkii saxda ahaa ee calankii Soomaa

CAAWA & DALJIR IYO CIIDDA CARRAFO
Caawa & Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (daawo)
Maamulka degmadda Garoowe oo maamul cusub u samaynaya Xaafadaha Garoowe (dhegayso)

Wasiirka ganacsiga ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxaa uu sheegay inuu hadda jirin midabkii saxda ahaa ee calankii Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay inay jirto kala duwanaansho calanka Soomaaliya ee dhanka midabkiisa, isagoo xusay meelaha qaar in laga taago calamo buluug buuxa ah iyo calan buluug khafiif ah.

Wasiirka ayaa sheegay wasaaraddiisu inay ku howlantahay in la raadiyo calankii saxda ahaa ee Soomaaliya.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: