Madaxwaynaha Puntland oo kala diray Golihii Deegaanka ee Degmada Badhan

HomeWararka

Madaxwaynaha Puntland oo kala diray Golihii Deegaanka ee Degmada Badhan

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray 19 August 2018 ku kula diray Golaha Deegaanka

Madaxweynaha Cusub ee DDSI oo lagu dhawaaqay
MACLIMUU OO DALKA DIB UGU SOO LAABEY LANA ILMEEYEY SIDA LOOGU SOO DHOWEEYEY MARKA DALKIISA (DAAWO
Xulashada Daljir & Jaamac Cabdiraxmaan Faandhe, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray 19 August 2018 ku kula diray Golaha Deegaanka Degmada Badhan, kadib markii lagu soo eedeeyey inay hanan waayeen shaqadii loo igmaday.

 

Xeer Madaxweyne Lr. 105 August 19, 2018, kuna saabsan kala dirid Golaha Deegaanka Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag.

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

 

Markuu arkay: Tala soo jeedinta Wasaarada Arimaha Gudaha, Dowladaha Hoose Iyo Hirumarinta Reer Miyiga.

 

Markay Caddaatay: In ay hanan waayeen shaqadii loo igmaday.

 

Waxuu Xeeriyey:

 

1. Waxaa la kala diray Golaha Deegaanka Degmada Badhan.

 

2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay madaxweynuhu

 

DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

DIRECTORATE OF COMMUNICATION, MOBILIZATION AND CULTURE HERITAGE OFFICE OF THE PRESIDENT PUNTLAND STATE OF SOMALIA

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: