Biyo la’aan kajirta Tulooyin hoosyimaada Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Biyo la’aan kajirta Tulooyin hoosyimaada Gaalkacyo (dhegayso)

Faarax Maxamuud Xaashi Guddoomiyaha Tuulada Horogle Town ee gobalka Mudug Gaalkcyo u jirta 30 KM ayaa Xirir uu saaka Radio daljir lasoo sameyaay wuxuu

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Badhan (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Dhalinyaro Afduub loogu haystay Garoowe oo Xoriyadooda helay (dhegayso)

Faarax Maxamuud Xaashi Guddoomiyaha Tuulada Horogle Town ee gobalka Mudug Gaalkcyo u jirta 30 KM ayaa Xirir uu saaka Radio daljir lasoo sameyaay wuxuu sheegay inay qabaan baahi weyn oo dhinaca Biyaha ah

Guddoomiyaha ayaa sheegay in tuladaas ay xiligan katagantahay Biyo la’aan baahsan oo samaysay dadkii kunoola oo sheegay in jeebkooda ay ka bixiyaan booyad biya ah ,isla markaana aysan ku filnayn qoysaaska kunool Horogle.

Madaxda ugu saraysa Puntland sida Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Camey iyo masuuliyin kala duwan ayuu sheegay in degaanka horey u yimadeen ceelna lo balan qaaday in loo qadayo balse taasi aysan suuroobin,wuxuna u diray baaq Madaxda in xaladooda dadkaas danyarta ah laga war hayo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: