Barakacayaasha Kaamka Shabelle oo cabasho ka muujiyay nolol xumo haysata (dhegayso)

HomeWararka

Barakacayaasha Kaamka Shabelle oo cabasho ka muujiyay nolol xumo haysata (dhegayso)

Barakacayaasha Kaamka shabelle ee magaalada Garoowe ayaa sheegay inay la soo daristay dhibaatooyin dhanka nolosha maadama aysan heli karin Biyo nadiif

FALASHADA BEERAHA IYO LA DAGAALANKA CAYAYAANKA SI LOO GURTO DALAG WANAAGSAN
Qardho: Nabadoon Maxamuud Awcali Cismaan: ” Waxaan ogeysinaynaa Beelweynta Cismaan Maxamuud in…
Yaan Soomaaliya Fursadda laga Lumin

Barakacayaasha Kaamka shabelle ee magaalada Garoowe ayaa sheegay inay la soo daristay dhibaatooyin dhanka nolosha maadama aysan heli karin Biyo nadiifa oo ay cabaan iyo xarumo caafimaad oo dabooli kara baahiyahooda .

Barakacayaashan oo gaaraya ku dhowaad kun qoys ayaa waxaa ay dagan-yihiin kaam Shabelle .

Gudoomiyaha kaamka Shabelle Maxamed Cabdiqani Xaaji oo la hadlay idaacadda Daljir ayaa sheegay in qoysaskan ay soo wajahday dhibaatooyin dhanka nolosha oo isugu jirta cuno la’aan,Biyo la’aan iyo caafimaad xumo.

Waxaa uu ugu dambeyntii sheegay inay codsanayaan gargaar dag dag ah oo dhinaca nolosha oo ay u baahanyihiin xiligan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: