Hay’adda tayodhowrka Puntland oo Garoowe kulan wadatashi ah ku qabatay (dhegayso)

HomeWararka

Hay’adda tayodhowrka Puntland oo Garoowe kulan wadatashi ah ku qabatay (dhegayso)

Hay’adda Tayadhowrka Puntland oo shaqeynaysa muddo Sanad ah ayaa maanta Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland Waxay ku qabatay kulan waddatashi ah oo looga hadlayey shaqadda hay’ada iyo Waxyaabhiiu qabsoomay waxaana kulanka ka qeyb galay Wasiir ku xigeenka wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland . Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Warbixintan Garoowe kasoo diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b71ad0a0201005bfac6cb9c/Warbxinta+Hay%2Cada+Tayadhowrk+Puntland+By+cXakiin+Xusein+Xassan+.mp3

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)
Guddiga ka hortagga COVID-19 oo Shir xasaasi ah yeeshay
Heestii Daahfur iyo Mashruuca Ballaarinta Dekedda Boosaaso (DAAWO)

Hay’adda Tayadhowrka Puntland oo shaqeynaysa muddo Sanad ah ayaa maanta Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland Waxay ku qabatay kulan waddatashi ah oo looga hadlayey shaqadda hay’ada iyo Waxyaabhiiu qabsoomay waxaana kulanka ka qeyb galay Wasiir ku xigeenka wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland .

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Warbixintan Garoowe kasoo diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: