Shacabka Puntland oo ka hadlay dhibaatada xirmaysiga dhul daaqsimeedka (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka Puntland oo ka hadlay dhibaatada xirmaysiga dhul daaqsimeedka (dhegayso)

Muddooyinkii u dambeeyey deegaamada Puntland ayaa waxaa kusoo badanayay xirmaysiga iyo boobka lagu hayo dhul daaqsimeedka, iyadoo meelaha baadiyaha ah

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la dardaarmay shaqaalaha Wasaarada Cafimaadka
Doogga Afarta Dul ee Qardhood!
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Muddooyinkii u dambeeyey deegaamada Puntland ayaa waxaa kusoo badanayay xirmaysiga iyo boobka lagu hayo dhul daaqsimeedka, iyadoo meelaha baadiyaha ah xitaa uu gaaray dhul boobka, oo waxaaba ka jirta meelo duur ah in bogcad ahaan loo calaamadiyay, taasi oo lagu doonayo in lagu dego.

Arrintaasi ayaa keeni karta mustaqbalka dhibaatooyin soo wajaha dadka xoolo dhaqatada ah iyadoona ay dhibaatooyinka qaarkood ay iminkaba jiraan.

Hadaba dadwaynaha oo ka qaybgalay barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee Radiyow Daljir kusoo bandhigo caqabaha bulshada haysta ayaa dadku waxaa ay ku sababeeyeen inuu maqanyahay doorkii wasaaradda deegaanka iyo siyaasad aanba jirin.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: