Xildhibaan horre Cabdibarre oo dhaliilay Hay’addaha Amaanka Muqdisho (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan horre Cabdibarre oo dhaliilay Hay’addaha Amaanka Muqdisho (dhegayso)

Xildhibaan Hore Cabdibarre Jabriil oo Waraysi gaar ah Caawa sinayaay Radio daljir ayaa ka hadlay Arrimo badan oo ugu horeyso safarkii Ra'iisul wasaare

Aadan Barre Ducaale oo lagu eedeeyay inuu cunto dhacday qeybiyay
DR Bashiir Cali Biixi iyo Taariikh Nololeedkii Pro Maxamed Jaamac Salaad (dhegayso)
Musharaxiin Soomaali Ah Oo U Tartamaya Kuraasta Golaha Deegaanka Ee Magaalada Toronto

Xildhibaan Hore Cabdibarre Jabriil oo Waraysi gaar ah Caawa sinayaay Radio daljir ayaa ka hadlay Arrimo badan oo ugu horeyso safarkii Ra’iisul wasaare Xasan Cali khayre ee Puntland ,Amniga Muqdisho iyo Xildhibaanada loo magacaabo Xilaalka Wasiirnimo.

Ugu horeyn wuxuu bogaadiyeey Safarka oo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre ku tagay Puntland,isago sheegay in uu soo dhaweynayo safarkaas wuxuuse wax laga xumaado ku tilmaamay howlihii ugu weynaa ee Puntland u tagay in uu ka cudurdaartay oo ay kamid ahayeen dhagax dhiga Dekadda Garacad.

Cabdibarre ayaa dhinaca kale ka hadlay Amni Xumada Magaaladda Muqdisho ,isago laamaha amaanka Muqdisho ku dhaliilay sugida Amniga iyo howlihii loo igmaday.

Xildhibaanada kujira Golaha Wasiirada ayuu sheegay in inta baddan aqoon u lahayn Xilaalka loo magacaabo ,isago taas ku dhaliilay Madaxda Sarre ee dowladda Madaxweyne Farmaajo.

Waraysigan waxaa la yeeshay Wariye Maxamed Lakiman

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: