Arragtida shacabka jigjiga is Casiladda Madaxweynaha DDSI (dhegayso)

Arragtida shacabka jigjiga is Casiladda Madaxweynaha DDSI (dhegayso)

iyadoo galinki dambe ee Maanta uu is Casilay Madaxweynihii Dowlad degaanka Somaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa waxaa is casiladaas iyo xaaladda Magaaladda jigjigaba Radio Daljir uga waramay mid kamid ah shacabka Magaaladdas.

Shaqsigan oo naga codsaday inaan magaciisa qarino ayaa sheegay in Magalaadda Jigjiga la keenay Ciidamo baddan oo dowladda Itoobiya ay soo dhoobtay magaaladda ,kuwaas oo ah kuwo Boolis ah loogana tala galay ka hortaga rabshadaha .
Wuxuu sheegay shacabka inay maqleen is casiladda Madaxweynaha DDSI kadib cadaadis uu kala kulmay odayaasha dhaqanka ee magaaladaas.

Maxamed Lakiman ayaa waraystay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com