Arragtida shacabka jigjiga is Casiladda Madaxweynaha DDSI (dhegayso)

HomeWararka

Arragtida shacabka jigjiga is Casiladda Madaxweynaha DDSI (dhegayso)

iyadoo galinki dambe ee Maanta uu is Casilay Madaxweynihii Dowlad degaanka Somaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa waxaa is casiladaas iyo xaalad

Guddoomiyaha isbadaldoonka Jubbaland oo ka hadlay heshiiskii Afisyooni (daawo)
Guddoomiye Taabit: Halyeey la Wada Mahadiyey.
Maamulka Somaliland iyo Somaaliya oo isku khilaafsan Heshiiskii dekadda Berbera (dhegayso)

iyadoo galinki dambe ee Maanta uu is Casilay Madaxweynihii Dowlad degaanka Somaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa waxaa is casiladaas iyo xaaladda Magaaladda jigjigaba Radio Daljir uga waramay mid kamid ah shacabka Magaaladdas.

Shaqsigan oo naga codsaday inaan magaciisa qarino ayaa sheegay in Magalaadda Jigjiga la keenay Ciidamo baddan oo dowladda Itoobiya ay soo dhoobtay magaaladda ,kuwaas oo ah kuwo Boolis ah loogana tala galay ka hortaga rabshadaha .
Wuxuu sheegay shacabka inay maqleen is casiladda Madaxweynaha DDSI kadib cadaadis uu kala kulmay odayaasha dhaqanka ee magaaladaas.

Maxamed Lakiman ayaa waraystay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: