92- ruux oo ku geeriyooday dhul gariir ku dhuftay Induniisiya

HomeWararka

92- ruux oo ku geeriyooday dhul gariir ku dhuftay Induniisiya

Ku dhowaad 91 qof ayaa ku geeriyooday wadanka Indunisiiya kadib dhul gariir ku dhuftay jaziiradda Lombok. Boqolaal ruux ayaa ku dhaawacmay, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka. Dhulgariirka ayaa cabirkiisu yahay todobo, waxaana uu ku dhuftay dhul cabirkiisu yahay 10km, guryo badan ayaa soo dumay.  

Xeer ilaalinta Qaranka oo u yeertay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Qandaraasyada Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOS

Ku dhowaad 91 qof ayaa ku geeriyooday wadanka Indunisiiya kadib dhul gariir ku dhuftay jaziiradda Lombok.

Boqolaal ruux ayaa ku dhaawacmay, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka.

Dhulgariirka ayaa cabirkiisu yahay todobo, waxaana uu ku dhuftay dhul cabirkiisu yahay 10km, guryo badan ayaa soo dumay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: