Dowladda oo ka hadashay khasaaraha qaraxii xalay ee Muqdisho

HomeWararka

Dowladda oo ka hadashay khasaaraha qaraxii xalay ee Muqdisho

Dowladda Faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadashay qaraxii khasaaraha gaystay ee xalay kadhacay magaalada Muqdisho. Dowladda ayaa sheegtay qarax

Dowladda Somaaliya oo Ciidamo geysay Xadka Somaaliya & kenya
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Bosaaso soo gaaray (Daawo)
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Dowladda Faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadashay qaraxii khasaaraha gaystay ee xalay kadhacay magaalada Muqdisho.

Dowladda ayaa sheegtay qaraxa in loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo ku qarxay meel u dhow isgoyska Shaqaalaha ee Muqdisho oo baar cusub dhowaan laga furay.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Saalax Xasan Cumar ayaa sheegay qaraxa inay ku geeriyoodeen afar qof, todobo qofna ay ku dhaawacmeen,

Wararka ayaa sheegaya khasaaraha inuu intaasi kasii badan karo maadaama ay xilli habeen ah uu qaraxu dhacay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    WHO RAELY IS ISIS!?.
    I=ISRAEL
    S=SECRET
    I=INTELLIGENCE
    S=SERVICE.
    /-%-/-/-/-/-/–/-/.
    ISIS, ALSHABAB IWM WAA KOOXO LOO SAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA & IN LAGU BURBURIYO DUNIDA ISLAAMKA.
    AMERICAN TOILET PAPER
    & & &
    ISRAELI ALWAYS PAPER.

DISQUS: