Munaasabad lagu furayaay Dugsiga imaamu Shaafici Burtinle oo degmadaas lagu qabtay dhegayso

HomeWararka

Munaasabad lagu furayaay Dugsiga imaamu Shaafici Burtinle oo degmadaas lagu qabtay dhegayso

Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal waxaa lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay taas oo dib lagu furayaay dugsiga hoose dhexe ee

Guddoomiyaha degmada Buulo Burde oo sheegay in la go’doomiyay Al-Shabaab
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)
Faahfaahin Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay magaalada Jowhar

Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal waxaa lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay taas oo dib lagu furayaay dugsiga hoose dhexe ee Imaamu shaafici.

Xiligan Qaar kamid ah dugsiyada sare iyo hoose ee Puntland ayaa dib u furmay halka dugsiyada qaar aysan wali furmin.

Wariye Cabdi Axmed Farateeb Ayaa Burtinle Warbixintan kasoo diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: