Raysal Wasaare Khayre “Runtii waxaa jira kuwa mar walba raadiya Xumaanta, kuwaas waxaan leeyahay waad fashilanteen”

HomeWararka

Raysal Wasaare Khayre “Runtii waxaa jira kuwa mar walba raadiya Xumaanta, kuwaas waxaan leeyahay waad fashilanteen”

Raysal Wasaaraha Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa waxaa uu ka hadlay warar maalmihii lasoo dhaafay aad loo hadal hayay oo kusa

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka (Xaawo Axmed – dhegayso)
SAAKA & DUNIDA IYO MAXAMED IBRAAHIM GEELLE
Guddoomiyaha Baardheere oo digniin u diray kenya (Daawo)

Raysal Wasaaraha Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa waxaa uu ka hadlay warar maalmihii lasoo dhaafay aad loo hadal hayay oo kusaabsan inuu buuq hareeyay booqashadiisii Puntland.

 

“Runtii waxaa jira kuwa mar walba raadiya Xumaanta,kuwaas waxaan leeyahay waad fashilanteen,waxaan leenahay reer Puntland iyo hooyada federaalkuba waxa ay noo soo dhaweeyeen sidii aan mudneyd,hadii intii aan joognay ay jirtay cid wel weshay,waxana leeyahay qalbigaaga qaboojiso oo raali ahaaw ayuu yiri kheyre.

Khayre ayaa hadalkaan ka sheegay magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland kadib xaflad habeenimadii xalay kadhacday.
Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: