Khudbadii Cajiibka ahayd ee RW khayre kaga Farxiyaay shacabka Qardho (Daawo)

HomeWararka

Khudbadii Cajiibka ahayd ee RW khayre kaga Farxiyaay shacabka Qardho (Daawo)

Xasan Cali khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Somaaliya oo malmahan booqasho kujooga Puntland ayaa maanta tagey qardho,isago si weyn oo cajiib ah shacabka qardho ugu soo dhaweyeen magaaladdas. Khayre ayaa hadal uu u jeediyaay shacabka Qardho ku amanay sida quruxda baddan ee maanta ugu soo dhaweyen qardho,isago shegay qardho inay tahay magaalo Boqortooyo.

Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Dowladda Ingiriiska oo soo saartay digniin ku aadan weeraro ay qorsheynayaan Al-Shabaab
Kaluumaysatada degmada Gumbax oo ka cabanay doonyaha jariifka ah (dhegayso)

Xasan Cali khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Somaaliya oo malmahan booqasho kujooga Puntland ayaa maanta tagey qardho,isago si weyn oo cajiib ah shacabka qardho ugu soo dhaweyeen magaaladdas.

Khayre ayaa hadal uu u jeediyaay shacabka Qardho ku amanay sida quruxda baddan ee maanta ugu soo dhaweyen qardho,isago shegay qardho inay tahay magaalo Boqortooyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: