Khudbadii Cajiibka ahayd ee RW khayre kaga Farxiyaay shacabka Qardho (Daawo)

Khudbadii Cajiibka ahayd ee RW khayre kaga Farxiyaay shacabka Qardho (Daawo)

Xasan Cali khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Somaaliya oo malmahan booqasho kujooga Puntland ayaa maanta tagey qardho,isago si weyn oo cajiib ah shacabka qardho ugu soo dhaweyeen magaaladdas.

Khayre ayaa hadal uu u jeediyaay shacabka Qardho ku amanay sida quruxda baddan ee maanta ugu soo dhaweyen qardho,isago shegay qardho inay tahay magaalo Boqortooyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com