Guddoomiyihii Degmadda Balanbale oo xilka laga qaaday (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyihii Degmadda Balanbale oo xilka laga qaaday (dhegayso)

Kadib markii Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi "Carabey" uu Wareegto ka soo baxdey xafiiskiisa uu xilka kaga qaadey Gudoomiyaha degm

MUQDISHO: Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyeey Hindise sharciyeedka Socdaalka Soomaliya.
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Burtinle oo ka bannaanbaxday baddalka dastuurka ee Madaxweyne Xasan Sheekh

Kadib markii Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi “Carabey” uu Wareegto ka soo baxdey xafiiskiisa uu xilka kaga qaadey Gudoomiyaha degmada Balanballe Jaamac Xayle Maxamed iyo Kuxigeenkiisii Cabdirisaaq Axmed Xalane xilalkaasina uu umagacaabay Gudoomiyaha Xuseen Liibaan Warsame halka kuxigeenkiisana loomagacaabay Nuur Maxamed Diirshe ayaa waxaa ka soo horjeystay xilka qaadistaasi Gudoomiyaha Balanballe Jaamac Xayle Maxamed.

Gudoomiyaha oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in xilka qaadistaasi ay tahay mid aan loo soo marin sifo sharci ah sida uu hadlaka udhigay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: