Wasiirka Waxbarashada Puntland oo Muqdisho u dhoofay (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Waxbarashada Puntland oo Muqdisho u dhoofay (dhegayso)

Wasiika waxbarashada Puntland Abshir Aw yuusuf Ciise ayaa manata u Amba baxay Mmagaaalada muqdisho ee caasimada dalka halkaas uu kaga qeyb gali doono

Alshabaab oo So Bandhigay Rag ay ku shegeen Basaasin oo kenya ah (Sawiro)
Janaraal Muxyadin: “Guri Cidlo ah baa la Kiraystay oo 5 Habeen loo furtay in Lagu Niikiyo”
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Wasiika waxbarashada Puntland Abshir Aw yuusuf Ciise ayaa manata u Amba baxay Mmagaaalada muqdisho ee caasimada dalka halkaas uu kaga qeyb gali doono shir ay qaban qaabinayso jaamacadda Umadda Soomaliyeed loogana Hadlayo Tacliinta sare ee dalka.

Wasiirka oo Saxaafadda kula hadlay Garoonka Garoowe isagoo Xamar ku sii jeeda aya sheegay inuu yahay shirkaas shir muhiim u ah dalka Xilliga jaamacada ay Ajiibeen Casumaada ay u soo dirtay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: