Garoowe: Gabdhaha  buugaagta qora oo soo badanaya (dhegayso)

HomeWararka

Garoowe: Gabdhaha buugaagta qora oo soo badanaya (dhegayso)

Magaalada Garoowe waxaa  toddobaadkii hore lagu soo gaba gabeeyay Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah ee Garoowe ,oo galay sannadkii Afraad, waxaana kaso

Madaxweynaha DDSI Mustafe Cagjar ” Cadaalad in lamariyo ayaan kutalin laa Madaxweynihii hore Cabdi Maxamuud Cumar
Gudoomiyaha degaanka mareereey cismaan xuseen cali oo cabsi darteed u hooyda degmada afgooye.
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Magaalada Garoowe waxaa  toddobaadkii hore lagu soo gaba gabeeyay Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah ee Garoowe ,oo galay sannadkii Afraad, waxaana kasoo qaybgalay wax ka badan kun qof oo u badan dhalinyarada jaamacadaha.
Bandhigga ayaa inta uu socday ,waxaa buugaagtaadoo kusoo bandhiggaya, hadalana ka jeedinaya qorayaal caan ah oo Soomaaliyeed iyo kuwa cusub.
Weriyaha Daljir ee Garoowe  Axmed Sheekeeye ayaa wuxuu kula kulmay goobta bandhigaasi, Saddex  hablood oo dhallinyaro ah oo qoray saddex  buug markoodii ugu horeysay oo ay ku soo bandhigeen halkaasi.
Xamda Mahad Faarax waxay qortay  Ubad iyo Arxan laawe ,Sacdiya Daahir Nuur waxay qortay buugeeda  Bar baarinta Ubadka  ,Caa’isha Siciid Cali (Mumtaas) na waxay qortay buugeeda Murugo iyo Maan Dumar .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: