Arday Jaamacad Dalka ka qalin jebiyay oo dhaqaale badan ka sameeya dhaqashada shinida (dhegayso)

HomeWararka

Arday Jaamacad Dalka ka qalin jebiyay oo dhaqaale badan ka sameeya dhaqashada shinida (dhegayso)

Anas Khaliif Maxamuud waxaa uu ka midyahay dhalinyarada Jaamacadaha dalka gudihiisa wax ku bartay,  waxaa uu muddo 5 sanno ah ka shaqaynayay dhaqashada shinida isagoo ku xanaanayay beer uu ku leeyahay Magaalada Muqdisho waxaan kala sheekaysanay . Wariye Axmed Sheekeeye oo kula kulmay Garoowe ayuu arrimahaas uga warramay . http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b530d4205010028b906268a/Waraysiga+Anas+Khaliif+Maxamuud+oo+muddo+5+sanno+ku+gudda+jiray+dhaqashada+Shinida+by+Sheekeeye++.mp3

Shirkadda Nabad Mall oo Xarun Cusub ka furtay Garoowe (dhegayso)
Ruushka oo sheegay in uu ciidamadiisa kala baxayo magaalada muhiimka ah ee Kherson
Madaxweyne Farmaajo oo xilka qaaday taliye ku xigeenka Ciidanka xoogga dalka
Anas Khaliif Maxamuud waxaa uu ka midyahay dhalinyarada Jaamacadaha dalka gudihiisa wax ku bartay,  waxaa uu muddo 5 sanno ah ka shaqaynayay dhaqashada shinida isagoo ku xanaanayay beer uu ku leeyahay Magaalada Muqdisho waxaan kala sheekaysanay .
Wariye Axmed Sheekeeye oo kula kulmay Garoowe ayuu arrimahaas uga warramay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: