BBC oo Garoowe ku soo gabagabeysay Tartanka Gabayada oo lo qabtay Gabdhaha (dhegayso)

HomeWararka

BBC oo Garoowe ku soo gabagabeysay Tartanka Gabayada oo lo qabtay Gabdhaha (dhegayso)

Laanta Afka Soomaaliga BBC-da ayaa Magaalada Garoowe kusoo gaba gabaysay sannadkii 2-aad tartan dhanka gabayga ah oo loo qabto dumarka da’doodu u dhaxayso 16-35 . Saddexda gabdhood ee guulaystay sannadkaan ayaa ka socday magaalooyinka Boosaaso ,Garoowe iyo Hargaysa . Axmed Sheekeeye ayaa warbixintaan ka diyaariyay. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b4f57fb01010054c72b7f84/Warbixinta+Abaalmarinta+tartanka+Gabayada+BBC-da++oo+Garoowe+lagu+soo+gaba+gabeeyay+by+Sheekeeye.mp3

TOOS: Xafladda 1 Ogoosto oo Garoowe ka bilaabatay
Xaggee ku taal warshadda sanceysa oo duulisa ‘Diqsiga Danabeysan (Trolls)?’
Siyaasi Cabdiraxmana Cabdishakuur “Madaxweyne Farmaajo wuxuu ku fashilmay sidii loo dooran lahaa 329 kursi oo heshiis lagu yahay”

Laanta Afka Soomaaliga BBC-da ayaa Magaalada Garoowe kusoo gaba gabaysay sannadkii 2-aad tartan dhanka gabayga ah oo loo qabto dumarka da’doodu u dhaxayso 16-35 .

Saddexda gabdhood ee guulaystay sannadkaan ayaa ka socday magaalooyinka Boosaaso ,Garoowe iyo Hargaysa .

Axmed Sheekeeye ayaa warbixintaan ka diyaariyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: