Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

HomeWararkaXULASHADA DALJIR

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhallo, Daljir Sanaag iyo Heyland (dhegayso)
Shacabka Burtinle oo ka hadlay damaca itoobiya ee dekadda Saylac
Beesha Caalamka oo soo dhoweysay Heshiiskii siyaasadeed Axmed Madoobe, Seeraar iyo Xidig

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Caabduwaaq ka soojeedinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac.

Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena.  Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

Xulashada Daljir hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: