Xildhibaanada Golaha degaanka Burtinle oo ka hadlay mashaaric kasocda degmadaas (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaanada Golaha degaanka Burtinle oo ka hadlay mashaaric kasocda degmadaas (dhegayso)

Qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha degaanka Degmadda Burtinle ee gobalka Nugaal ayaa sheegay inay diyaariyeen xoolo ay ugu tala galeen Ciidamadda dif

Madaxwenahii DDSI oo is Casilay & Wasiirkiisi Maaliyada oo xilka la wareegay
Bulshadda Minneapolis ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Gabdho shil gaari ku dhintay
Maamulaha Shirkadda DP WORLD: “go’aankii dowladda Jabuuti wuxuu dhaawacay kalsoonidii lagu qabay shirkadda”

Qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha degaanka Degmadda Burtinle ee gobalka Nugaal ayaa sheegay inay diyaariyeen xoolo ay ugu tala galeen Ciidamadda difaaca Puntland ee kujira jiida hore ee Tukaraq.

Xildhibaan Axmed Cabdulaahi Maxamuud iyo Xildhibaan Cabdiweli Casayr Qaasim oo kamid ah xildhibaanada Golaha degaanka Burtinle oo caawa la hadlay Radio daljir ayaa sheegay sido kale in degmadda Burtinle ay kasocdaan mashaaric hormarineed oo degmadda lagu hormarinayo.

Sido kale waxay sheegen in uu bilaabmay isla xisaabtan dhab ah oo lala xisaabtamayo duqa Degmadda Burtinle buurdibi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: