Xildhibaanada Golaha degaanka Burtinle oo ka hadlay mashaaric kasocda degmadaas (dhegayso)

Qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha degaanka Degmadda Burtinle ee gobalka Nugaal ayaa sheegay inay diyaariyeen xoolo ay ugu tala galeen Ciidamadda difaaca Puntland ee kujira jiida hore ee Tukaraq.

Xildhibaan Axmed Cabdulaahi Maxamuud iyo Xildhibaan Cabdiweli Casayr Qaasim oo kamid ah xildhibaanada Golaha degaanka Burtinle oo caawa la hadlay Radio daljir ayaa sheegay sido kale in degmadda Burtinle ay kasocdaan mashaaric hormarineed oo degmadda lagu hormarinayo.

Sido kale waxay sheegen in uu bilaabmay isla xisaabtan dhab ah oo lala xisaabtamayo duqa Degmadda Burtinle buurdibi.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com