Camey oo dhaliilay Hay’addaha Puntland ka howlgala (dhegayso)

HomeWararka

Camey oo dhaliilay Hay’addaha Puntland ka howlgala (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Putland ayaa manata khudbad ka jeediyya shir looga Hadlayo Horumarinta degmada qandala ee gobolka bari shirkaas ooka furmay gar

Ciidamadda Dowladda oo howlgalo sameyeey
Australia oo Sheegtay inay Dhaqaale Siinayso Wadamo Somaaliya Kujirto
Axmed Ducaale Geelle Xaaf waa Madaxweynaha Galmudug

Madaxweyne ku xigeenka Putland ayaa manata khudbad ka jeediyya shir looga Hadlayo Horumarinta degmada qandala ee gobolka bari shirkaas ooka furmay garoowe uuna k aqeyb galay gudoomiyah gobolka bari yuusuf Maxamed Wacays dhado .

Camay ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan horumarinta Degmoooyinka Puntland iyo mashaariicdii inta dawladiisu ay jirtay la hir galiyay wuxuuna sheegya inay meel martay siyaasad ahayd in 25KM ba laga hirgaliyo Ceel biyod waa sida uu hadalka u dhiigye .

Camay ayaa ugu Horaynba dhaliilay Shaqada Hay.adaha Puntland ee dhinaca horumarinta isagoona sheegay inay mashaariiic badan dib u dhigeen ilaa inta doorashad laga galayo waa sida uu hadalka u dhigaye.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: