Ciidamadda Dowladda oo howlgalo sameyeey

Ciidamadda Dowladda oo howlgalo sameyeey

Ciidanka Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta Howlgal ka wada inta u dhaxayso Degmada Beledweyne ilaa degmada Matabaan iyo dhulka miyiga ah ee Gobolka Hiiraan.

Saraakiisha howlgalka hoggaamoneysa ayaa sheegay in Ujeedka howlgalkaan uu yahay kadib markii ay ka warheleen in Xubno Shabaab ah oo ka yimid dhimaca degaannada Galmudug ay soo gareen Gobolka Hiiraan kana hortagayaan.

Sidoo kale Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in u qorshaha yahay sidii dhulka u dhaxeeya Matabaan ilaa Maxaas looga saari lahaa Al-shabaab oo dhowr jeer weeraro kala duwan ka geysta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com