Wasiirka Amniga DFS oo ka hadlay eedaymaha loo jeediyo Wasaaradiisa (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Amniga DFS oo ka hadlay eedaymaha loo jeediyo Wasaaradiisa (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale,ayaa ka hadlay wadooyinka ay xireyn Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo cabashada ka

Wasiir Beyle: Canshuur Kordhin majirto
CXDS oo la wareegay degaano ku yaalla Shabeellaha Dhexe
Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee DFS oo Booqanaya maanta Gobalka Sanaag

Wasiirka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale,ayaa ka hadlay wadooyinka ay xireyn Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo cabashada ka imaaneysa Shacabka ee ku aadan xirnaanshaha Wadooyinka.

Wasiirka ayaa sheegay in markii Wadooyinka Muqdisho ay ciidamadu xiraan ay soo dhexgalaan Al-Shabaab,iyaga oo iska dhigaya shacabka,isla markaana ka cabanaya in Wadooyinka loo furo.

Waxa uu soo hadal qaaday weerarkii qaraxyada ku bilaawday ee Sabtida todobaadkii hore lagu qaaday Xarumaha Wasaaradaha Amniga iyo Gudaha ee Muqdisho,weeraradaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: