Muhiimada Heshiiska Ethiopia iyo Ereteria (dhegayso)

HomeWararka

Muhiimada Heshiiska Ethiopia iyo Ereteria (dhegayso)

Dawladaha Ethiopia iyo Ereteria ayaa heshiis dhawr qodob ka kooban kugaaray magaalada Asmara ee Dalka Ereteria kadib muddo 20 sano ah oo colaado ay ka

Maxaabis Somaliyeed oo laga soo dajiyaay Muqdisho
Dowladda Soomaaliya oo xoghaye ka joojisay shaqada inuu sirta bixiyo
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Talisyada CXD iyo AMISOM ee Koofur Galbeed kala shiray Amniga iyo Howlgallada ka dhanka ah argagixisada.

Dawladaha Ethiopia iyo Ereteria ayaa heshiis dhawr qodob ka kooban kugaaray magaalada Asmara ee Dalka Ereteria kadib muddo 20 sano ah oo colaado ay ka dhex taagnaayeen labada dhinac.

Heshiiskaan ayaa waxa uu ka dambeeyey kadib markii uu Ereteria booqasho kutagay raisalwasaaraha Ethiopia Dr Abiya Axmed Kaasoo la kulmay madaxda dalkaas.

Haddaba heshiiskaas waxaa si wayn usoo dhaweeyey qaar kamid ah madaxda caalamka kuwaa oo sheegay inuu labada dal u saamixi doonaa fursado ay diiradda ku saaraan xiriirka siyaasadeed iyo midka bulsheed.

Dhinaca kale dadka falanqeya Arimaha geeska afrika ayaa sheegay in heshiiskan uu muhiimad wayn uleeyahay Somala oo madaxdeenna ay ka baran karaan isu tanaasul iyo dalka uu noqdo mid ka hirgala nabad waarta.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: