Guddoomiyaha Maxkamada sare oo daahfuray Hanaanka Gal-Dacwadeedka (dhegayso)

Guddoomiyaha Maxkamada sare oo daahfuray Hanaanka  Gal-Dacwadeedka (dhegayso)

Xafladaan lagu daahfurayey hanaanka gal-dacwadeedka Electarooniga ah ee maxkamada sare , tan racfaanka iyo mida gobolka banaadir, Ayaa waxaa kasoo qeyb galay Guddoomiyaha maxkamadda sare , wasiirka cadaalada , xeer ilaaliyaha guud ee qaranka , guddomiyayaaha maxkamadaha racfaanka iyo tan gobolka banaadir , garsoorayaal iyo shaqaalaha heyadaha garsoorka ee dalka.

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo ugu horeyn ka hadlay furitaanka xaflada, ayaa bidhaamiyey muhiimada uu leeyahay System-kan cusub ee Electarooniga.

Wariye Cabdiraxmaan waaberi ayaa Muqdisho kaso diray warbixintan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com