Boqor Burhaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan degaanka Rako (dhegayso)

HomeWararka

Boqor Burhaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan degaanka Rako (dhegayso)

Wafti uu hogaaminayo boqor burhaan boqor muse ayaa ku sugan degmada xunbeys iyo demada rako ooo ay siimareen waftiga ayaa waxaa qeyb ka ah maamulka g

Alshabaab oo Sheegtay Inay La Wareegtey Gacan Ku Haynta Deegaanka Buula-gaduud
Guddoomiye Xaliimo yarey: “13 Bilood kadib ayeey qaadan kartaa Doorasho dalka ka dhacda
Galmudug oo xukun ku riday kalluumaysato Yemen u dhashay

Wafti uu hogaaminayo boqor burhaan boqor muse ayaa ku sugan degmada xunbeys iyo demada rako ooo ay siimareen waftiga ayaa waxaa qeyb ka ah maamulka gobolka karkaar wuxuuna safarkan daaran yahay nabadeynta beela walaala ah oo hakaas wada dag oo xurguf yar ay dhex martay lana doonayoin la dhameeeyo .

Waxaaana dhawaan lagu wadaa in la isugu keeno shir uu ku baaqay boqor burhan oo ka dhici dooona qardho hadba si aan arimahaas xog dheeraad ah uga helno waxaanu khadka taleevanka ku helnay gudoomiyaha gobolka karkaar Cabdulaahi Maxamed Barre oo ka mid ah waftiga boqorka manata mar uu ku sugnaa degmada rako inta aysan u gudbin Degmada Xumbeys.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: