Nabadoon lagu caleema saaray Magaaladda Qardho (dhegayso)

HomeWararka

Nabadoon lagu caleema saaray Magaaladda Qardho (dhegayso)

Mid Ka mid ah Beelaha Dega Magalada Qardho ayaa nabadoon ku caleema sartay magalada qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar. Munaasabada lagu caleema sarayeey Nabadoon Maxamuud cali siciid Waxaa ka qayb galay Masuuliyin iyo qaybaha kala duwan ee waxgaradka Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar. Warbixintan maxamuud Fantastic ayaa qardho kaso diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b40abdd0501002662041e9c/WARBIXINTA+NABADONKA+7_7_2018.mp3

XULASHADA DALJIR | XAAWO AXMED MAXAMED | GAROWE
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Guddoomiyaha labaad ee Golaha Shacabka Somaliya oo Deeq lacageed Garsiyaay Agoon

Mid Ka mid ah Beelaha Dega Magalada Qardho ayaa nabadoon ku caleema sartay magalada qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar.

Munaasabada lagu caleema sarayeey Nabadoon Maxamuud cali siciid Waxaa ka qayb galay Masuuliyin iyo qaybaha kala duwan ee waxgaradka Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar.

Warbixintan maxamuud Fantastic ayaa qardho kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: