Nabadoon lagu caleema saaray Magaaladda Qardho (dhegayso)

Nabadoon lagu caleema saaray Magaaladda Qardho (dhegayso)

Mid Ka mid ah Beelaha Dega Magalada Qardho ayaa nabadoon ku caleema sartay magalada qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar.

Munaasabada lagu caleema sarayeey Nabadoon Maxamuud cali siciid Waxaa ka qayb galay Masuuliyin iyo qaybaha kala duwan ee waxgaradka Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar.

Warbixintan maxamuud Fantastic ayaa qardho kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com