Shacabka Godob jiiraan oo Deeq ku Wareejiyaay Ciidanka Difaaca Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka Godob jiiraan oo Deeq ku Wareejiyaay Ciidanka Difaaca Puntland (dhegayso)

Shacabka iyo maamulka Degmada Godob jiiraan ee Gobolka Nugaal ayaa Tiro Arri ah ugu deeqay Ciidamada Difaaca Puntland,kuwaas oo kujirra Difaaca Xuduudaha Puntland. Gudoomiyaha Degmada iyo qaar kamid awax garadka Degmada ayaa goobta ka hadlay,iyago sheegay inay mar walba garab taaganyihiin Ciidamadda Difaaca Puntland. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b37b38bfd00002356a93698/codka+taakulada++.mp3

Madaxweyne Deni oo qeyb-galay Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamk
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Shacabka iyo maamulka Degmada Godob jiiraan ee Gobolka Nugaal ayaa Tiro Arri ah ugu deeqay Ciidamada Difaaca Puntland,kuwaas oo kujirra Difaaca Xuduudaha Puntland.

Gudoomiyaha Degmada iyo qaar kamid awax garadka Degmada ayaa goobta ka hadlay,iyago sheegay inay mar walba garab taaganyihiin Ciidamadda Difaaca Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: