Puntland oo Ciidamo dheraad ah geysay Tukaraq (dhegayso)

HomeWararka

Puntland oo Ciidamo dheraad ah geysay Tukaraq (dhegayso)

Ciidamo dheraad ah oo katirsan kuwa Difaaca Dowladda Puntland ayaa maanta gaadhay Degaanka Tukaraq gaar ahaan jiida horre ee dagaalka,kuwaas oo kaso amba baxay Gobalka Karkaar. Masuuliyin katirsan Dowladda Puntland ayaa Ciidamadan sagootiyaay ,iyago kula dardaarmay in ay Gutaan wajibaadkooda difaacana shacabkooda iyo dhulkooda. Warbixintan Waxaa Garoowe kaso dirtay Xaawo Axmed Maxamed http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b328c96fe0000f4a0b7a76c/Warbixinta+Ciidamada+.MP3

Wacaal daray ah: Weraar loo adeegsaday Qarax oo lagu qaaday Xarumo Wasaradeed Muqdisho
Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe ( dhegayso| daawo )

Ciidamo dheraad ah oo katirsan kuwa Difaaca Dowladda Puntland ayaa maanta gaadhay Degaanka Tukaraq gaar ahaan jiida horre ee dagaalka,kuwaas oo kaso amba baxay Gobalka Karkaar.

Masuuliyin katirsan Dowladda Puntland ayaa Ciidamadan sagootiyaay ,iyago kula dardaarmay in ay Gutaan wajibaadkooda difaacana shacabkooda iyo dhulkooda.

Warbixintan Waxaa Garoowe kaso dirtay Xaawo Axmed Maxamed

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: