Puntland oo Ciidamo dheraad ah geysay Tukaraq (dhegayso)

Puntland oo Ciidamo dheraad ah geysay Tukaraq (dhegayso)

Ciidamo dheraad ah oo katirsan kuwa Difaaca Dowladda Puntland ayaa maanta gaadhay Degaanka Tukaraq gaar ahaan jiida horre ee dagaalka,kuwaas oo kaso amba baxay Gobalka Karkaar.

Masuuliyin katirsan Dowladda Puntland ayaa Ciidamadan sagootiyaay ,iyago kula dardaarmay in ay Gutaan wajibaadkooda difaacana shacabkooda iyo dhulkooda.

Warbixintan Waxaa Garoowe kaso dirtay Xaawo Axmed Maxamed

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com