Maamulka Jubbaland oo edeyaay Ciidamadda AMISOM (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Jubbaland oo edeyaay Ciidamadda AMISOM (dhegayso)

Maamulka Jubaland ayaa Ciidamada AMISOM ku dhaliilay in ay xakamayn waayeen Weerarada Al-shabaab ee ay ku soo qaadayaan Ciidada Jubaland saldhigyada

Gabar Qurbaajog ah oo marki ugu horeysay Bosaaso ka hirgalisay Timajaro Casri ah dhalinyarada Puntland fariin u dirtay ( dhegayso | daawo )
Muqdisho: Ciidanka Dowladda oo rasaas u adeegday shacabka beesha jareerweyne ee diidana xariga Janaraal Sheegow
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI ), Bosaso (dhegayso)

Maamulka Jubaland ayaa Ciidamada AMISOM ku dhaliilay in ay xakamayn waayeen Weerarada Al-shabaab ee ay ku soo qaadayaan Ciidada Jubaland saldhigyada ay ku suganyihiin .

Waxa uu sheegay in dhanka Ciidamada Amisom ay ka jirto habacsanaan iyo Abaabul xumo taas oo keentay in Shabaab ay awoodooda xoogaysato.

Hadaba arintan waxaa si kulul uga hadlay Wasiirdowlaha Wasaarada Amniga Jubaland Maxamed Cabdi kaliil .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: