Madaxweyne Gaas: “Muuse Biixi waxaan leeyahay Ingiriis hadduu dhul ku siinayo Laascaano ma aha London, Xuddun ma ahan Birmingham …” (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Madaxweyne Gaas: “Muuse Biixi waxaan leeyahay Ingiriis hadduu dhul ku siinayo Laascaano ma aha London, Xuddun ma ahan Birmingham …” (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland oo maanta furay kalfadhigii 41aad ee Golaha Wakiilada Puntland ayaa si kulul uga hadlay xiisadda xoreynta gobolka Sool. "Shac

MX Cirro: Laba aqoonyahan, goobo kala duwan, waxtare iyo waxmatare (Qormo)
Maalgashiga Imaaraadku (UAE) ma “Dibiga Doollood dhegihiisu wax san way maqlaan indhihiisu se ma arkaan” miyaa?
Maxamed Xasan Cirro: Diwaangelinta ciidamadu waa waddo saxan oo mar hore loo baahnaa

Madaxwaynaha Puntland oo maanta furay kalfadhigii 41aad ee Golaha Wakiilada Puntland ayaa si kulul uga hadlay xiisadda xoreynta gobolka Sool.

“Shacabka Sool waan ka dulqaadaynaa Xabsiga maamulka Hargeysa; shacabka reer Puntland waxaan leeyahay u hiiliya walaalihiina Sool, ogaada dhaxalka aad maanta dhigataan ayaad u aayi doontaan kumannaanka sano ee soo socda,” ayuu yiri Madaxweyne Gaas.

“Xaashaalilee beenta waa laga xishoodaa Sool iyo Nugaal xudduud ma yeelan doonaan, ciddii ku riyoonaysaana ha iska ilowdo,” ayuu yiri Madaxweyne Gaas.

Hoos ka dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: