Wacaal Daray ah: Qarax kadhacay Dibadbax uu ka qaybgalay Raysal wasaaraha Itoobiya

HomeWararka

Wacaal Daray ah: Qarax kadhacay Dibadbax uu ka qaybgalay Raysal wasaaraha Itoobiya

Qarax ayaa ruxay goob ay ka socotay dibadbax lagu taageerayay hogaamiyaha cusub ee wadanka Itoobiya Abiy Axmed, kaasi oo ay ka qaybgaleen kumanaan dad

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland Ku Soo Dhaweeyey Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam

Qarax ayaa ruxay goob ay ka socotay dibadbax lagu taageerayay hogaamiyaha cusub ee wadanka Itoobiya Abiy Axmed, kaasi oo ay ka qaybgaleen kumanaan dad ah caasimadda Itoobiya Addis ababa.

Raysal wasaaraha Itoobiya ayaa goobta laga qaaday waxyar kadib, markii uu khudbadda dhamaystay, fagaaraha Meskel .

Warbaahinta gudaha ayaa sheegtay dhowr qof inay ku dhaawacmeen qaraxa.

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: