Suldaan Cabdigaheyr M Jaamac, Awdal: “Dagaalka Sool beesha Awdal kuma jirto waana mid u gaar ah beesha reer Shiikh Isxaaq” (dhegayso | daawo)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Suldaan Cabdigaheyr M Jaamac, Awdal: “Dagaalka Sool beesha Awdal kuma jirto waana mid u gaar ah beesha reer Shiikh Isxaaq” (dhegayso | daawo)

Suldaan Cabdigaheyr Muxumud Jaamac, Suldaanka beesha Awdal, wakiilna u ahaa beesha Ciise, ayaa soo gaaray magaalada Garoowe asaga oo yiri, "waxaan wad

Doodaha Daljir & Sharciga Doorashooyinka Dalka (dhegayso)
Isbaddalka Geeska Afrika: Eriteriya oo u gacanhaadisay Djibouti iyo Madaxweyne Geelle oo weli miiska ka maqan
Abwaanka Puntland iyo Faarax Cabduqaadir maxay maanta ka simanyihiin?

Suldaan Cabdigaheyr Muxumud Jaamac, Suldaanka beesha Awdal, wakiilna u ahaa beesha Ciise, ayaa soo gaaray magaalada Garoowe asaga oo yiri, “waxaan wadaa calankii caddaa ee nabadda.”

Suldaanka oo imaanshihiisa Garoowe shir jaraa’id qabtay ayaa farta ku fiiqay in dagaalka gobolka Sool uu yahay mid aysan beesha Awdal raalli ka aheyn, aysanna ku jirin, uuna yahay mid gaar u ah beesha reer Shiikh Isxaaq. Suldaan Gaheyr ayaa yiri, “Sool dadna uma joogo, deegaanna kuma leh beesha Isaaq.”

Hoos ka dhegayso kana daawo.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: