Gabar Laascaanood: “Ha nala ka soo gaaro oo ha na loo soo gurmado” (dhegayso)

HomeWararka

Gabar Laascaanood: “Ha nala ka soo gaaro oo ha na loo soo gurmado” (dhegayso)

Mid kamid ah haweenka magaalada Laascaanood oo warasyi siisay Radio Daljir, kana gaabsatay in ay magaceeda sheegto caburin shacabka Laascaanood lagu h

MARTISOOR & Ismaciil Xaaji Warsame (Q2aad) | Dhismihii Puntland & Khilaaf Siyaasadeedkii 2001
Aqoonyahan Dr. Ali Darwiish oo aan ka waraysanay xaaladda gobalka Sool
Siyaasi Faarax Cabduqaadir oo difaacay mucaaradka xukuumadda Farmaajo

Mid kamid ah haweenka magaalada Laascaanood oo warasyi siisay Radio Daljir, kana gaabsatay in ay magaceeda sheegto caburin shacabka Laascaanood lagu hayo dartiis, ayaa nooga warantay dhibaato baaxad weyn iyo caburin uu maamulka Somaliland ku hayo shacabka Laascaanood.

Gabadha ayaa Puntland iyo beesha Caalamka iyo cid kasta oo ka damqanaysa dhibaatada ay Somaliland ku hayso shacabka reer Sool waxa ay ugu baaqday in loo soo gurmado Laascaanood.

Cabdixakiin Xuseen Xasan ayey gabadhu u warrantay.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: