Ganacsato Somaliyeed oo lagu dilay Dalka Koonfur Africa

HomeWararka

Ganacsato Somaliyeed oo lagu dilay Dalka Koonfur Africa

Muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa xalay lagu dilay degaan ku dhow Magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika sidda ay xaqiijiyeen Ganacsatadda Soomaaliye

DFS & dowlad Goboleedyada oo Shir ka yeeshay howlgallada ka socda dalka
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa xalay lagu dilay degaan ku dhow Magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika sidda ay xaqiijiyeen Ganacsatadda Soomaaliyeed ee dalkaasi kunool.

Kooxo burcad ah ayaa la sheegay in weerar ku qaadeen labo nin oo Ganacsato ah,kuwaasoo ku sugnaa Iridda dukaankooda, waxaana la sheegay midna in ay dileen midna dhaawaceen.

Ninka dhintay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdulaahi Maxamuud Maxamed halka uu dhaawac culus soo gaaray Maxamed Ismaaciil.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: