Aqoonyahan Asadna Suudi oo ka hadlay Xoreynta Gobalka Sool & Kacdoonka shacabka (dhegayso)

HomeWararka

Aqoonyahan Asadna Suudi oo ka hadlay Xoreynta Gobalka Sool & Kacdoonka shacabka (dhegayso)

Asad Hassan suudi Oo kumagac Dheer (Asadnaa Suudi) degana Gedana Columbus, Ohio USA ahna Falanqeeyo siyaasada somalia isla markaana ah Xiriiriyaha Ma

Weerar loo adeegsaday gawaari qarax laga buuxiyey oo lagu qaaday xero ciidan Itoobiya ah oo ku taal Doolow
Galmudug oo soo bandhigtay Sarkaal shabaab ka soo goostay
Xulashada Daljir & Deeqo Ladan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Asad Hassan suudi Oo kumagac Dheer (Asadnaa Suudi) degana Gedana Columbus, Ohio USA ahna Falanqeeyo siyaasada somalia isla markaana ah Xiriiriyaha Madasha 60 oo caawa Waraysi siyaay Radio Daljir ayaa ka hadlay Xaaladda Gobalka Sool iyo Xoreynta degaanaddas.

Asad ayaa ka hadlay Dadaalka Dowladda Puntland ugu jirto in Guud ahaan gobalka Sool ay kasaarto Maamulka Somaliland ,isla markaana ay dib usoo celiso xoriyadii shacabka Gobalka ay hasteen.

Qaabka loola dhaqmayo kadib xoreynta Gobalka sool Siyaasiyinta kujira Maamulka Somaliland ee kaso jeeda gobalka Sool ayuu sido kale Daljir uga waramay.

Maxamed Lakiman oo Gaalkcyo jooga waraystay

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: