Weerar loo adeegsaday gawaari qarax laga buuxiyey oo lagu qaaday xero ciidan Itoobiya ah oo ku taal Doolow

Weerar loo adeegsaday gawaari qarax laga buuxiyey oo lagu qaaday xero ciidan Itoobiya ah oo ku taal Doolow

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar loo adeegsaday gawaari laga soo buuxiyeey waxyaabaha qarxa oo lagu qaaday saldhig ciidamadda Itoobiya ku leeyihiin degmadda Doolow ee gobalka Gedo.

khasaare isugu jira dhimasho & dhaawac ayaa ka dhashay weraarkaas oo loo adeegsaday 2 gaari oo walxaha qarxa laga soo buuxiyeey.

ilaa hadda ma jirto masuuliyiin ka tirsan Gobalka Gedo & Saraakisha Itoobiya oo ka hadlay weerarkan.

Diiwaanka wararka | Daljir Media

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com