Shacabka gobolka Tigrey ee Waqooyiga Itoobiya oo dhigay dibadbaxyo wayn

Shacabka gobolka Tigrey ee Waqooyiga Itoobiya oo dhigay dibadbaxyo wayn

Dibadbaxyo waawayn ayaa kadhacay waqooyiga Itoobiya gaar ahaana gobolka Tigray ee xuduudda kala qaybiya Itoobiya iyo Eriteriya.

Dadka ayaa dibadbaxa ku muujiyay inay kasoo horjeedaan in la kala qaybiyo Itoobiya iyo go’aankii nabadda ee Dowladda Itoobiya ay qaadatay ee lagu wareejinayo gobolkan, iyadoo fulinaysa heshiiska nabadeed ee Eriteriya iyo Itoobiya.

Dibadbaxan waxaa ka qaybgalay inka badan lix kun oo qof.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com