Ciidamadda Danab oo Jubbooyinka Howlgal kasameyaay

HomeWararka

Ciidamadda Danab oo Jubbooyinka Howlgal kasameyaay

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan iyo howlgallo waxay ka wadaan degaano dhowr ah oo k

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Marocco oo kala saxiixday seddex heshiis is-afgarad wax wadaag ah
MAANHADAL: Daryeelka deegaanka iyo doorka ganacsatada Puntland (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan iyo howlgallo waxay ka wadaan degaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolada Jubbooyinka.

Ciidanka, ayaa goobaha ay Howlgalka ka wadaan waxaa kamid ah, Jammaame, Kaban iyo Kamsuuma, waxaana halkaasi ay ku burburiyeen fariisimo ururka Al-shabaab ay lahaayeen.

Waxay gacanta ku soo dhigeen Ciidanka Kumaadooska Danab ku dhawaad 20 qof oo la xiriirinayo inay ka mid yihiin Shabaab, iyaggoo baaris ku wada, si loo kala saaro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: